Daawo:-Kulanka Madaxweynaha Jabuuti Iyo Dhalinyarada Dalkaas iyo Su’aalii La Waydiiayay Madaxweynaha

    0

    Hargeysa(Slpost)-Madaxweynaha Jabuuti Ismaacil CUmar Geele ayaa kulan la qaatay dhalinyarada dalkaas, waxaana ay waydiiyeen su’aalo la xidhiidha xaaladooda iyo waxyaabaha xukuumadiisa uga qorshaysan.
    https://youtu.be/9JdowB5YzLU