Daawo:-Komishanka Doorashooyinka Oo Joojiyay Diiwaangalintii Codbixiyayaasha Sheegayna Intii Badnaydna Sheegay inay Dhameeyeen

    0

    Hargeysa(Slpost)-Komishanka doorashooynku waxay sheegeen inay hakiyeen diiwaangalintii codbixiyayaasha oo la halkinaayo mudo bil ah, iyada oo ay jiraan abaaro ka sii daraya oo dalka ku faafay.