Muqdisho(Slpost)-Qaar ka mid ah shaqaalaha ka hawlgala magaalada Muqdisho ayaa ay dablay hubaysani toogasho ku dishay xili ay magaalada gaadhi ku dhex marayeen, rasaasta ayay naftooda ku waayeen laba ka mid ah shaqaalaha Turkiga ee Muqdisho ka halwgala iyo wiil Soomaali ah oo la socday.
https://youtu.be/EK8QIJdP_4g

