Daawo:-Golaha Wakiilada Gudi Ka Socda Oo Saamiqaybsi U Maraayay Gobalada Dalka Oo Saaxil Kulamo Dadkeeda La Yeeshay

    0

    Hargyesa(Slpost)-Gudi ka socda golaha wakiilada ayaa soo gaadhay gobalka Saaxil kuwaas oo dadka deegaanka kala shiraaya saamiqaybsiga xildhibaanada golaha wakiilada oo gobalada dalka loo kala qaybin doono.