Daawo Kumanaan Neef Oo lo’ah Oo ku dhintay Xeebaha Waqooyiga Hargeysa

    0

    Wali wax asii socda dhibaatooyinka ay gaysanayaan abaaraha dhibta badan ee ka taagan deegaanada Somalialnd qaar ka mid ah, waxaana haatan lagu soo warmayaa dhimashada lo badan iyo kuwo kale oo aan waxba la noolayn