Daawo:-Gobalka Saaxil oo u Diyaargaroobaya Diiwaangalintii Codbixiyayaasha iyo Kulan Dhexmaray Cuqaasha iyo Komishanka By News Editor - February 28, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Saaxil(Slpost)-Waxa magaalada Berbera ka dhacay kulan balaadhan oo dhex maray komishanka iyo odayaasha dhaqanka gobalka Saaxil oo u diyaargaroobaya diiwaangalintii codbixiyayaasha. https://youtu.be/wLwzlXmI9yw