Daawo”Ictiraaf Somaliya laga Raadinayaa Ictiraaf Noqon Maayo Lagamana Helaayo…” Eng Maxmaed Xaashi oo Ka Hadlay Gudida Ictiraaf Raadinta

    0

    Hargeysa(Slpost)Wasiirkii hore ee maaliyada Somaliland Maxamed Xaashi Cilmi ayaa dhaliilay qaabka ay xukuumada Siilaanyo u doonayso inay ku keento ictiraafka ay Somaliland uga baahantahay beesha caalamka.
    https://youtu.be/fw_iHV-lj8o