Burco(SLpost)-Gobalka Togdheer ayaa deeq cajiib ah ugu deeqay gobalada galbeedka SOmaliland oo abaaro ku dhufteen, deeqdaas ayaa ah cawska oo ah calafka xoolaha waxaana gobaldaas loo diri doonaa boqol gaadhi, waaa markii ugu horaysay ee deeq noocan ah lagula tacaalo abaaraha ku dhuftay deegaanada qaarkood.
https://youtu.be/Gbit25jVuqU

