Daawo:-Arday Markii Ugu Horaysay Jaamacada Hargeysa Ka Qalin Jabiyay Daawaynta Indhaha By News Editor - February 4, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargeysa(SLpost)-Waxa jaamacada Hargeysa ka qalinjabiyay arday markii ugu horaysay bartay daawaynta indha , ardaydan oo tiradoodu ay dhamayd lix ayaa loo qabtay xaflad kooban oo qalin jabin ah. https://youtu.be/6mYnt8phdqI