Daawo:-Wasiirkii Hore ee Madaxtooyada Oo Khudbad Qiimo Badan Ka Jeediyay Maalinta Aasaaska Ciidanka Qaranka

    0

    Hargeysa(SLpost)-Wasiirkii hore ee madaxtooyada Xirsi Xaaji Cali ayaa ka soo muuqday maalinta qaran ee xuska ciidanka qaranka, waxaanu halkaas ka jeediyay khudbad isaga oo hanbalyo u diray ciidanka qaranka iyo shacbiga Somaliland.
    https://youtu.be/CPieLEVrMAc