Guddoomiyaha Maxkamada Sare oo Shan Gobal Maxkamadahooda Ku Wareejiyay Gaadiid Loogu Deeqay

    0

    Hargeysa(SLpost)-Gudoomiyaha maxkamada sare Aadan Xaaji Cali ayaa gudoomiyayaasha gobalada dalka ku wareejiyay gaadiid loogu talo galay oo la doonayo inay ku qabtaan adeegyada cadaalada ee gobalada dalka.
    https://youtu.be/wFmXEXymlbE