Guddomiye Cirro iyo Dhalinyaro Tirobadan oo Si Diiran u Soo Dhawaysay Xasan Dhuxul Laabsalax Oo Turkiga Lagu Soo Daweeyay By News Editor - January 31, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargeysa(SLpost)-Gudoomiyaha kooxda fanaaniinta xisbiga Geeska Xasan Dhuxul Laabsalax ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay dalka kadib markii xaalad xaafimaad uu ugu baxay dalka Turkiga halkaas oo uu ku soo caafimaaday https://youtu.be/exOcI1Dwo7I