“Somaliland waxa ka go’an inay Buuhoodle nabadgalyo buuxdaa ka taabagasho”Xaglatoosiye

    0

    Buuhoodle(SLpost)-Wasiirka caafimaadka Saleebaan Xaglatoosiye ayaa sheegay inay raadinayaan inaan qas ka abuurmin Buuhoodle iyo deegaanadeeda, isla markaasna la gaadhsiiyo nabadgalyo buuxda,waxaaanu arimahan kaga hadlay Buuhoodle isaga oo ku sugan.
    https://youtu.be/fJEJ21d2O3c