Xidigaha Geeska Oo Qaaday Hees Sixir Bararka Ka Hadlaysa

    0

    Hargeysa(Slpost)-Kooxda Fanaaniinta ee xidigaha Geeska ayaa soo saaray hees sixirbararka dalka hadheeyay lagaga hadlaayo, heestan ayuu qaadayaa fanaanka Oday.
    https://youtu.be/F_7VwJ9qR4Y