Guddoomiyaha Maxkamada Sare Oo La Wareegey Gaadiid Lagu Caawiyay By News Editor - January 28, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargeysa(SLpost)-Guddoomiyaha maxkamada sare Aadan Xaaji Cali ayaa gaadiid kala wareegay haayda UNDP, kuwaas oo laga caawin doono gudoomiyayaasha maxkamadaha gobalada iyo maxkamadaha wareega https://youtu.be/cJeAjBzOty0