Madaxweyne Siilaanyo oo U Dhagaxdhigay Ciidanka Booliska Dhisme Noqonaaya Xarunta Taliska By News Editor - January 20, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargeysa(Slpost)-Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa u dhagax dhigay ciidanka booliska xarun noqon doonta taliska oo haatan loo dhisaayo, waxaanu madaxweynuu salaan sharaf ka qaatay cutubyo ka tirsan ciidanka booliska.