Qurba Joogta jabuuti Oo Ku Hormudaraaday Safaaradooda Kanada

    0

    Kanada(SLpost)-Qurba joogta jabuuti ee kanada ayaa ka hor mudaraaday safaaradooda ku taala dalka kanada, qurba joogtan oo uu ka mid ahaa fanaanka Cawaale Yare ayaa ka cabanaayay madaxweynaha dalkaas.