Faysal Cali Waraabe Oo Ku Baaqay In Laga Dheeraado Qaybaalada iyo Qaadka By News Editor - January 2, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargeysa(SLpoat)-Gudoomiye Faysal Cali Waraabe ayaa shacabiga Somaliland ugu baaqay inay ka dheeraadaan qabyaalada iyo qaadka oo ah laba dhibaato oo shacbiga Somaliland naafeeyay. https://youtu.be/0C_KXPJSa8Q