KULMIYE: Musharax tanaasulay

    0

    Hargeysa(SLpost)- Xoghayaha guud ee golaha guurtida JSL oo hore u shaaciyey in uu u sharaxan yahay jagada madaxweyne xigeen ee xisbiga Kulmiye ayaa maanta waxa uu dib u sheegay in uu ka tanaasullay musharaxnimadaas una tanaasulay madaxweyne ku xigeenka Qaranka Mudane Cabdiraxmaan Saylici oo isaguna isla jagadaas uga sharaxan isla xisbigaas:

     

    Halkan ka Daawo Tanaasulka Mudanaha oo Muuqaan ah:

    https://www.youtube.com/watch?time_continue=17&v=YrdngbngtcY