Deeq Raashin ah Oo La Gaadgsiiyay 700 Oo Qoys Deegaanada Lughaya By News Editor - August 30, 2015 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Lughaya(SLpost)-Deeq raashin ah ayaa la gaadhsiiyay 700 oo qoys deegaanada Lughaya, raashinkaas oo ay ku soo tabaruceen qurbajoogta deegaankaas, waxaana qaybiyay kana war bixiyay maayarka degmada Lughaya.