DAAWO: Maxay Aqoontu Saamayn U Yeelan Wayday? By News Editor - August 3, 2015 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargeysa, (SLpost)- Aqoonyahan Maxamed Cali ayaa dhalinta Hargeysa la wadaagay waayo-aragnimadiisa aqooneed, waxaanu si qoto dheer uga hadlay sababta ay aqoontu saamayn taban u yeelan wayday, marka laga hadlayo Somaliland.