Masuuliyiinta Wasaaradda Caafimaadka Iyo Weftigii Ingiriiska Oo Booqday Xarunta Xanaanada Maxamed Mooge By News Editor - July 25, 2015 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargeysa, (SLpost)- Madaxda sare ee wasaaradda Caafimaadka Somaliland oo ay wehelinayeen weftigii ka socday Ingiriiska ee shalay dalka soo gaadhay ayaa si wadajir ah u soo booqday xarunta Xanaanada carruurta ee Maxamed Mooge ee Magaalada Hargaysa.