Xukuumadda Oo Wefti Nabad-raadin Ah U Dirtay Gobolka Sool

    0

    Laascaanood, (SLpost)- Wasiirka wasaaradda arimaha gudaha Cali Maxamed Warancadde iyo wefti uu hogaaminayo ayaa maanta u ambabaxay gobolka Sool, halkaasoo ay kaga biirayaan wada-hadalada xalinta xiisadii dhowaan ka dhacday Degmada Guumays.

    HALKAN KA DAAWO:-