Ururka SOLJA Oo Daah-furay Mashaariic Lagu Horumarinayo Saxaafadda

    0

    Hargeysa, (SLpost)- Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja ayaa daah-furay mashruuc balaadhan oo muddo hal sano ah socon doona kaasoo lagu horumarinayo saxaafadda Somaliland.

    HALKAN KA DAAWO DAAH-FURKAAS:-