DAAWO Qaybta 8aad ee Taariikhdii Tataarka iyo Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil By News Editor - June 27, 2015 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Halkan ka daawo Qaybta 8 ee Taxanaha Taariikhda Tataarka oo uu inoo Daadinayo Sheekh Musatafe Xaaji Ismaacil Haaruun, waxaanu kaga warramayaa Cahdigii Tataarka iyo Saamayntii ay Adduunka ku yeesheen, gaar ahaan Dunida Islaamka.