DAAWO Qaybta 4aad ee Taxanaha Taariikhdii Tataarka iyo Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun By News Editor - June 28, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Halkan ka daawo Qaybta Afraad ee Taariikhda Tataarka oo uu inoo Daadinayo Sheekh Musatafe Xaaji Ismaacil Haaruun, waxaanu kaga warramayaa Cahdigii Tataarka iyo Saamayntii ay Adduunka ku yeesheen, gaar ahaan Dunida Islaamka.