DAAWO:- Golaha Guurtida Oo Meel Adag Iska Taagay Ka Noqoshada Go’aankii Muddo Kordhinta

    0

    Hargeysa, (SLpost)- Golaha guurtida Somaliland ayaa meel adag iska taagay ka noqoshada go’aankii ay hore muddada ugu kordhiyeen xukuumadda iyo wakiillada.

    HALKAN KA DAAWO GUDDOOMIYE SALEEBAAN OO FADHIGII MAANTA KA HADLAY:-