Hambalyo Meherka Farxad leh: Daahir Muuse iyo Najax Axmed

    0

    DAAHIRAabo Muuse, hooyo Faadumo, Cabdirisaaq Muuse, Kiin Muuse, Samsam Muuse, Idiris Muuse, Shafici Muuse, Cabdiqani Muuse, Safiya Muuse, Xamse Muuse, Cabdijabbaar Muuse, Daa’uud Muuse, Yacqub Muuse, Carafaad Muuse, Warda Muuse, Suleekha Xasan, Caasha Rodol, Sagal Xuuseen, Samiira Faarax, Xafsa Faarax, Asma Faarax, Nimco Cirro.

    Dhammaan Dadkaasi waxa ay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan

    Daahir Caaqil-Muuse Axmed-yaasiin

    iyo Najax Axmed Warsame

    Oo dhawaan meherkoodu ku qabsoomay Waddanka Switzerland. Waxa ay leeyihiin Eebbe ha idinka kala siiyo Ubad Kheyr Qaba, nolol badhaadhe ahna ku noolaada. Aamiin……Aamiin.