Shaxda Miisaaniyadaha Xukuumadihii Soo Maray Somaliland 1997 ilaa 2015 – W/Q: Cali Cabdi Coomay

    0

    cali coomayMarka laga soo bilaabo sannadkii 1991-kii ilaa 1996-kii dalka waxa ka jiray dagaallo, qas, jahawareer iyo  fowdo, weliba ha ugu sii darnaato sannadihii 1991-kii ilaa 1995-kii,  taasina waxay keentay inaan la samayn wax miisaaniyad ah, oo xooga la saaro nabadda iyo joojin colaadaha.

    Waa Miisaaniyad-Sannadeedyadii Golaha Wakiiladu Ansixiyeen 1997 ilaa 2015

     

    Xukuumadii Maxamed X. Ibraahin Cigaal 1993 ilaa 2002

    1997………………………………………49, 134, 054, 222 SL/Shillin

    1998……………………………………….58, 578, 982, 144 SL/Shillin

    1999……………………………………….57, 255, 071, 333, SL/Shillin

    2000………………………………………..74, 692, 891, 00 SL/Shillin

    2001…………………………………………78, 026, 000, 00 SL/Shillin

    2002………………………………………….88, 852, 000, 000 SL/Shillin

     

    Xukuumadii Daahir Riyaale Kaahin 2003 ilaa 2010

    2003…………………………………………….101, 687, 066, 649 SL/Shillin

    2004……………………………………………..144, 848, 772, 610 SL/Shillin

    2005………………………………………………148, 252, 211, 709 SL/Shillin

    2006……………………………………………….186, 020, 968, 836 SL/Shillin

    2007………………………………………………..194, 759, 848, 704 SL/Shillin

    2008………………………………………………..300, 252, 463, 142 SL/Shillin

    2009…………………………………………………265, 190, 104, 732100.00 SL/Shillin

    2010………………………………………………….310, 259, 111, 704 SL/Shillin

     

    Xukuumadii Axmed Maxamed Maxamuud “ Siillaanyo 2011 ilaa 2015

    2011…………………………………………………….451, 584, 183, 721 SL/Shillin

    2012………………………………………………………639, 369, 240, 470 SL/Shillin

    2013……………………………………………………….1, 114, 284, 198, 751 SL/Shillin

    2014………………………………………………………..1, 267, 033, 716.00 SL/Shillin

    2015…………………………………………………………1, 758, 778, 681 SL/Shillin

    Su’aasha is-weydiin mudani waxay tahay miisaaniyadahaasi kolba kolka ka dambaysa soo kordhaayey ma sii kordhi doonaan mise hoobad ayey geli doonaan.

     

    Cali Cabdi Coomay

    Suxufi, Qoraa ah.

    Haragaysa, Somaliland

    calicoomay@hotmail.com

     

    Tix-Raac:

    Meerisyadii  Taariikhda………………………………….Cali Dool Axmed” Qoryoolay”

    Baadhis iyo Xog-ururin