DAAWO: Ciidanka Ilaalada Xeebaha Gobolka Sanaag Oo Heegan Ka Galay Xuduudda Ay Somaliland Wadaagaan Yemen

    0

    Maydh, (SLP)- Ciidamada Ilaalada xeebaha Somaliland ee gobolka Sanaag ayaa heegan la galiyay, isla markaana feejignaan galay xuduudda Somaliland ay la leedahay dalka Yemen oo muddooyinkii u dambeeyay ay kasoo dagaalo ka dhashay is-muquuninta hanashada hogaanka dalkaas.

    Taliyaha ciidanka ilaalada Xeebaha Somaliland Kabtan Maxamed Yuusuf Maxamuud oo ciidanka kula hadlay xarunta taliska ee ciidanka ilaalada xeebaha magaalada Maydh ayaa sheegay inay heegan u galeen sidii ay uga feejignaan lahaayeen inay saamayn ku yeelato Somaliland, dhibaatooyinka ka jira dalka Yemen.

    Halkan ka daawo Kabtan Maxamed Yuusuf Maxamuud oo arrimhaas ka hadlaya:-

    https://youtu.be/ybrldiXySsk

    Somalilandpost.net