DAAWO: Safaaradda Somaliland Ee Itoobiya Oo Xarun Cusub Oo Ay Leedahay Xadhiga Laga Jaray

    0

    Hargeysa, (Somaliland oo dhisme ay leedahay u hirgelisay xarunta safaarada Somaliland ee dalka Itoobiya.

    Munaasibaddii furitaanka dhismaha safaaradaas oo ay ka qayb galeen shir-guddoonka golaha wakiillada, xildhibaanno iyo wasiirro ka tirsan xukuumadda.

    Waxaana ka warbixiyay heerarkii kala duwanaa ee ay soo martay safaarada Somaliland ee dalka Itoobiya ku-xigeenka safiirka ahna ku-simaha safiirka Ayaanle Salaad Diiriye.

    Halkan ka daawo hadalka Safiirka iyo masuuliyiinta kale.

    Somalilandpost.net