DAAWO: “Cali Xoor-xoor Waxaanu U Furaynaa Maxkamad, Waananu Haynaa Xad-gudubyada Xeerka Shaqaalaha Ee Uu Ku Kacay” Muj. Cali-gurey

    0

    Berbera, (SLP)- Masuuliyiinta sare ee xisbiga UCID iyo gobolka Saaxil ayaa eedo ujeediyay xukuumadda iyo xisbiga Kulmiye.

    Sidoo kale waxay eedaymo ujeediyeen masuuliyiinta dekeda Berbera.

    Halkan ka daawo hadalka masuuliyiinta UCID.