Daawo Hees Cusub oo loo sameeyey Madaxweyne Siilaanyo: “Kaskaagu ha dhaafo ii kordhiyaay”

    0

    Heestan oo uu hal-abuuray Iid Axmed Caalin, Laxanka Mawliid Aadan Qolqol, Codkiisa waxa ku ladhay Aadan Qays, waxa hab-dhaca Muusiga ku ladhay Qaasim Karaama, waxaana heestaas aannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho wacan:-

    https://youtu.be/OB1ILWsZZaw

     

    Somalilandpost

    Hargeisa Office