HAMBALYO AROOS: Shaqaalaha iyo hawl-wadeennada shirkadda DAHABSHIIL

    0

    Hassan M Jama “Heiss” iyo bahda Xidhiidhka Dadweynaha ee Shirkadda Dahabshiil, iyaga oo kaga wakiil ah dhammaan maamulka, saraakiisha, hawlwadeenka, laamaha iyo wakiillada shirkadaha Dahabshiil Group, waxay hambalyo kal iyo lab ah u dirayaan

     

    Khadar Ahmed Baarjeex

    iyo

    Khadiija Dr. Abdullahi Sh. Mohamed Walaaleeye

    Oo aqal-galkoodu ka dhacay Hotel Ambassador, Hargeisa, Wiil & Caano.. Gabadh & Caano.