Hambalyo Arooska Axmed Warsame Ducaale iyo Asma Cabdirisaaq Abdilaahi (Sool)

    0

    Maareeyaha Dahabshiil Operations Center, Cabdiraxmaan Cali Cabdi, isaga oo ku hadlaya magaca Guddoonka, Boodhka, wakiillada iyo dhammaan saraakiisha iyo hawlwadeennada Shirkadda Dahabshiil – meel kasta oo ay joogaanba – waxa uuhambalyo kal iyo laab ah u dirayaa

     

    Axmed Warsame Ducaale

    iyo

    Asma Abdirizak Abdullahi (Sool)

    oo aqal-galkoodu ka dhacay Hotel City Plaza, Burao, 03 December 2011. Wiil & Caano.. Gabadh & Caano..Â