“Madaxweyne, Intaas oo Jeer baan ku soo taageeray, Anigana markayga ii daa uun baa meesha taala,” Muuse Biixi oo ka hadlay Arrimaha Cakiran ee Xisbiga Kulmiye iyo Xalkiisa (DHEGAYSO)

    0

    Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, ayaa madaxweyne Siilaanyo ku dhaliilay inuu ku xad-gudbay isla markaana uu maamulka arrimaha xisbiga ku fara-geliyey hoggaanka sare ee loo doortay hagidda siyaasadda iyo hawl-maalmeedka Xisbiga.

    muuseGuddoomiye Muuse Biixi oo u warramay Laanta Afka Soomaaliga ee VOA, waxa uu ka hadlay murashaxnimadiisa madaxweyne iyo loollanka ku aaddan ololaha madaxweynaha ee Wasiirradiisu ku hurinayaan khilaafka Xisbiga Kulmiye.

    HALKAN KA DHEGAYSO

     

     

    SOMALILANDPOST.NET

    INFO@SOMALILANDPOST.NET