DAAWO Waraysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Jilayaasha Caanka ah ee Sooraan iyo Jawaan By News Editor - May 23, 2014 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargeysa (SLpost)- Halka Daawo Waraysi Xiiso badan oo Telefishanka Caalamiga ah ee HCTV magaalada London kula yeeshay Jilayaasha dhulka Soomaalida Caanka ka noqday ee Sooraan iyo Jawaan oo socdaal ku jooga dalka Ingiriiska.