LONDON: Jewigii Xafladda, Shucuurtii Jaaliyadda IYO Wacdarihii Sooraan & Jawaan (DAAWO)

    0

    LONDON: Jewigii Xafladda, Shucuurtii Jaaliyadda IYO Wacdarihii Sooraan & Jawaan (DAAWO)London (SLposts)- Magaalada London ee xarunta dalka Ingiriiska, ayaa sannadkan lagu qabtay Munaasibad aad u ballaadhan oo ka duwan jewiga munaasibadihii hore ee loo samayn jiray weynaynd Maalinta Qaranimada Somaliland ee 18-ka May.

    DAAWO MUUQAALKII XAFLADDA OO DHAMMEYSTIRAN