DAAWO Sawirrada Munaasibada Dabbaal-degga 18-ka May ee magaalada London By News Editor - May 18, 2014 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram London (SLpost)- Magaalada London ee Xarunta dalka Ingiriiska, waxa wakhtigan si toos ah uga socda munaasibad loogu dabbaal-degayo sannad-guurada 23aad ee Maalinta Qaranimada Somaliland. HALKAN KA DAAWO SAWIRRADA MUNAASIBADDA