DAAWO/DHEGAYSO hees Cusub, Dhulkaaga Hodan lagu Noqda iyo Xiddigaha Geeska

    0

    Hormood meel aad u tahay
    Halyey meel aad ka tahay
    Ku tahay, Hodan aad ku tahay
    Qof Haybad leh aad ku tahay
    Dalkaagaa laga helaa’

    Heesta: Dhulkaaga lagu Hodmaa
    ERAYADII: Siddiiq Maxamed Burmad
    LAXANKII: Laab-Saalax
    Music-gii: Cabdiweli Furinle

    DAAWO-DHEGAYSO