Dhageyso: Aabaha dhalay wiil Soomaali ah oo ku safray Taayirrada diyaarad Maraykanka isaga Dhex-gooshtay oo Waraysi lala yeeshay

    0

    Wiil 18 Jir ah oo Yaxye Cabdilaahi Yuusuf  oo  maalmahan danbe warbaahinta dunida ay hadal haysay, kadib markii uu diyaarad Taayirkeeda duulimaad dheer oo khatar ah ugu safray gobol Maraykanka ka tirsan, balse ku yaala badweynta Pacific oo la yidhaahdo HAWAII, ayaa waxa waraysi laga qaado Aabihii oo ku nool Maraykanka.

    stowaway PREVIEW.jpg

    Xuquuqda Sawirka Mail online

     

    Aabahii dhalay wiilka oo lagu magacaabo Cabdilaahi Yuusuf Cabdi ayaa ka war bixiyay sida uu inankiisu ku bad-baaday iyo waxa ku kallifay inuu khatarta intaas le’eg ugu badheedho.

     Wareeysi Xiiso Badan

     

     

     

     

    Somalilandpost.net

    Hargeysa/Somaliland