Dhageyso: Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Maanta Dib Ugu Soo Noqday Wadanka

    0

    Hargeysa(SLPOST) Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta oo Jimce ah ku soo laabtay Dalka Jamhuuriyada Somaliland isaga oo ka soo degay Garoonka Diyaaradaha ee Cigaal International Airport , ka dib dhawr maalmood uu uu hawlo shaqo ugu maqnaa Dalka Ethiopia.

    IMG_0140

    Madaxweyne ku xigeenka ayaa ka hadlay arrimihii uu utagay Dalka aanu Jaarka Nahay Ee Ethiopia in ay ugu weyndeed arrimo isaga Khaas u ah isaga hadan ka hadlay waxbadan Oo ay Isla Soo Qaadeen Madaxweynaha Ethiopia

    Halkan ka Dhageyso Codka

     

    Sawirada halkan Ka Eeg

    IMG_0141 IMG_0143 IMG_0140 IMG_0155 IMG_0147

    Somalilandpost.net

    Hargeysa/Somaliland