DAAWO: Golaha Deegaanka magaalada Sheffield oo Maanta Cod Aqlabiyad ah ku taageeray Aqoonsiga Somaliland

    0

    DAAWO: Golaha Deegaanka magaalada Sheffield oo Maanta Cod Aqlabiyad ah ku taageeray Aqoonsiga SomalilandSheffield (SLpost)- Golaha Deegaanka magaalada Shiffield ee dalka Ingiriiska oo maanta isugu yimi Fadhi ay kaga doodeen Mooshin ku aaddan taageerada Aqoonsiga Somaliland oo Xildhibaan ka tirsan Golahaasi u soo gudbiyey, ayaa dhammaantood u codeeyey inay taageero buuxda la garab taagaan yihiin Shacbiga iyo xukuumadda Somaliland inay boqortooyada Ingiriiska ku cadaadiyaan si ay u aqoonsan lahayn Somaliland.

    HALKAN KA DAAWO

    Sheffield, UK