Hambalyo Meher Wacan: Khaalid Bile Ciise iyo Sahra Maxamuud Maxamed

    0

    Hambalyo-meherWaxaanu Hambalyo Meher u direynaa   Khalid Bile Ciise  iyo  Marwadiisa Qaaliga ah Sahra Maxamuud Maxamed Oo Maanta oo Taariikhdu tahay  29/3/2014 Meherkoodu ka dhacay Hutel Mansoor Hargeisa,Caasimada Somaliland.Waxaanu ku hambalyeyneynaa Ducadii Rasuulka (NNKH) uu Munaasibadan oo kale ku Duceyn Jirey “baaraka laahu laka wa baaraka calayka wa Jamaca Baynakumaa Fil Kheyr”.

    Abdirisaak Hussein Hassan

    Mohamed Abdilaahi Ducaale

    Ahmed Iid Aden

    Idiris Abdi Hirsi

    Iid Muse Muhumed

    Hassan Ibraahim Elmi

    Sayid Khadar Abayare

    Abdiqani Abdilaahi

    Omer Osman Tani

    Omar Abdilaahi,Omaaro

    Ahmedyasiin Sheekh

    Mohamed Abdirizak

    Abdifataah Mohamed Ahmed