Kalmadaha uu Maqalkooda neceb yahay Guddoomiyaha Xisbiga Waddani C/rahmaan Maxamed C/laahi (Cirro) – Kaftan siyaasadeed ~ W/Q: Cali Cabdi Coomay

    0
    • Mooshinkii Kursiga lagaaga qaadayey waa diyaar
    • Waddani xisbi mucaarid ah maaha
    • Kulmiye iyo Xukumadii way kuu midoobeen
    • Waddani difaac ayuu ku jiraa
    • Gudd. Ku-xigeen Baashe ayaa kursiga kaa qaadaya
    • Ma taqaanid hadalka khudbada
    • Cali Coomay
      Cali Coomay

      Labada xil distoorku ma ogola

    • Uma qalantid musharaxaha xisbiga
    • Haddii Gaboose musharaxaha kaaga guulaysto maxaad yeeli?
    • Sub-station xukuumadu leedahay
    • Ucid ayaa mucaaridnimada kaaga fiican
    • Doorashadii dibay u dhacday
    • Baarlamaankii ayaad xukuumada gacanta uga gelisay
    • Waxaad u baahan tahay Kooras kudbadaha lagagu baro
    • Xeeladaha su’aalaha lagaga jawaabo waxba kama taqaanid
    • Markay baarlamaanku feedhka isla-dhacayo siidhiga ayaad u haysaa
    • Hadalka inta qosolka leh ayaad ka taqaan
    • Mooshin ayey xukuumadu kugu wadaa
    • Musharaxaha xisbiga Gaboose ayaa kaaga haboon
    • Faysal Cali Waraabe ayaa kaa af-miishaarsan

     

    Cali cabdi coomay
    Suxufi, qoraa ah.
    B.A in Journalism
    Hargaysa, somaliland
    calicoomay@hotmail.com