Meher Wacan: Shaqaalaha Nationlink Somaliland Waxay Hambalyo u dirayaan Meherka KHADAR iyo NASRA‏

    0

    Hambalyo-meherAnagoo kala ah:

    1. Cabdiraxmaan Isaaq :Ā Ā Ā Ā  Maareeyaha Guud
    2. Cali Cabdillaahi WacaysĀ Ā Ā Ā Ā Ā Ā Ā Ā Ā Ā 
    3. Cabdillaahi Cilmi Tiin Ā  Ā  Ā  Ā  Ā  Ā  Ā Ā  Ā  Ā  Ā  Ā  Ā  Ā  Ā  Ā 
    4. Eng Yahya Cali ObsiiyeĀ Ā Ā Ā Ā Ā Ā Ā Ā Ā Ā 
    5. Khadar Maxamed Shukri
    6. Ibraahin Yuusuf Shibiin
    7. Eng Xuseen Jaamac x. Xasan
    8. Eng Xamze Macalin Aadan
    9. Eng Cabdirahim Cawil Faarax
    10. Eng Yusuf C/raxmaan Samatar
    11. Eng C/casiis Axmed Cabdi
    12. Eng Mohamed Aadan Jaamac
    13. Eng Maxamed Xuseen Jaamac
    14. Eng Mukhtaar Xuseen Maxamed
    15. Eng Mowliid Cabdillaahi Magan
    16. Eng Cabdiraxiim Cabdilaahi Cilmi

    Ā 

    Iyo Dhamaan shaqaalaha Shirkadda Isgaadhsiinta Nationlink Somaliland Waxay Hambalyo iyo Bogaadin aan lasoo koobi karayn u dirayaan Khadar Maxamed Cawil  iyo Nasra Jaamac Siciid oo meherkoodu ka dhacay Ambassador Hotel ee Caasimada Hargeisa 25/12/2013. waxaanu leenahay Guurkiina guur khayr, Guurkiina guri negi…wiil iyo caano ..gabadh iyo caano. 

    Baaraka allahu Laka wa Baaraka Calayka Wa Jamaca Baynakumaa bilkhayr.