Nuxurka Kulan Dhexmaray Madaxweynaha Somaliland iyo Raysal-wasaaraha Turkey

    0

    waft1Ankara (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Weftigii uu hoggaaminayay oo xalay gaadhay dalka Turkey, ayaa kulan ballaadhan la qaatay reysal-wasaaraha dalka Turkiga Recab Dayyib Erdogan.

    DAAWO WARKA OO DHAMMAYSTIRAN