OGEYSIIS Muhiim Ah:-Soo Dhawaynta Musaraxa madaxweynaha Xisbiga Ucid Mudane Jamaal Cali

    0

    Waxaanu Ogaysiinaynaa Dhamaan Dadwaynaha Reer Somaliland Ee Ku Dhaqan Wadamada Scandinavianka

     Gaar ahaan Swedn:-  In Uu   Musharaxa Madaxwaynaha ee Xisbiga UCID, Mudane, Jamaal Cali Xusseen• Booqasho Rasmi Ah Ku Iman Doono Wadanka Sweden Maaalinta Khamiista  9/26/2013.

     
     Maalinta Khamiista 9/26/2013 Saacadu Markay Tahay 18:00 Ama 6 PM Waxa Uu La Hadli Doonaa Dad Weynaha Reer Somaliland Ee Stockholm Iyo Hareeraheed.
     
    Maalinta Jimcaha  9/27/2013 Saacadu Markay Tahay 19:00 Ama 7 PM Waxa Uu La Kulimi Doonaa Xubnaha Iyo Taageerayaasha Xisbiga Caddaalada Iyo Daryeelka UCID.
     

    Maalinta Sabtida  9/28 /2013 Saacadu Markay Tahay 18:00 Ama 6 PM Waxa Uu La Hadli Kulmi Doonaa  Dad Weynaha Reer Somaliland Ee Sweden Gaar Ahaan Magaalada Jönköping  Iyo Hareeraheed Iyo Cidii Soo Gaadhi Karta.

     
    Maalinta Isniinta  9/30/2013 Saacadu Markay Tahay 11:00 Ama 11 AM Waxa Uu La Kulimi Doonaa Xisbiga Social-democractic-partyga Laantiisa Magaalada Jönköping.
    Halkaas Oo U Ku Dhageysan Doono War Bixino.
     
    Maalinta Isniinta  9/30/2013 Saacadu Markay Tahay 13:00 Ama 1  PM Waxa Mudane Musharax Jamaal Cali Xusseen Jeedin Qudbad Aad U Dheer Oo Ay Dhageysan Doonaan Ilaa  120-150  Qof Oo Swedish Ah Oo U Badan Masuuliyiin SarSare.
     
    Maalinta Salaasada  10/01/2013 Waxa Uu Caasimada Stockholm KuLa Kulmi Doonaa Xubno Ka Socda Baarlamaanka Wadanka Swedn.
     

    5-   Maalinta Arbacada  10/02/2013 Saacadu Markay Tahay 18:00 Ama 6 PM Waxa Uu La Hadli Kulmi Doonaa  Dad Weynaha Reer Somaliland Ee Ku Nool Koonfuta Sweden Skåne , Kulankuna Waxa Uu Ka dhici Doonaa  Magaalada Maalmö 


    Maalinta Arbacada  10/02/2013 Waxa Uu Caasimada Stockholm KuLa Kulmi Doonaa Xisbiga Social Democractic Party ga Qaybta  Arimaha Dibadda.
     
    Maalinta Khamiista  10/03/2013 Waxa Uu Caasimada Stockholm KuLa Kulmi Doonaa Saraakiil ka Socda Hayada Deeq Bixin SIDA.  
     
    Ka soo qayb Gal wanaagsan:-


    Wixii faahfaahin ah kala xidhiidh Guddida Qaban Qaabada.

    Xildhibaan Ifrax Cali Kirix      Tel: 0735528083

    Dr Ibraahim Cali Kirix Guddoomiyaha Sweden Ee Xibiga UCID.07031888406

    Sitiin Muumin Roobleh. Guddoomiyaha Stockholm Ee Xibiga UCID.0737274442

    Saynab Cali Guddoomiyaha G/Haweenka Sweden Ee Xibiga UCID. 0736276316
     
     
    Faisal Cadami 
    UCID-Media Group
    Stockholm