Position Paper: Xukuumadda Maraykanku Waa In Ay Joojisaa Dagaalka Dhinaca Warbaahinta Ee Taliska Ciidamada Maraykanka Ee Africom Ku Haya Shacabka Iyo Dalka Somaliland

    0

    hornwatchKu:       Mudane James P. McAnulty, Safiirka Maraykanka Somalia

    Og:      Mudane General David M. Rodriguez,

    Commander of U.S. Africa Command headquartered in Stuttgart, Germany

    Og:      Mudane Ambassador Christopher Dell,

    Deputy to the Commander for Civil-Military Engagements (DCME)

    Og:      Mudane Mohamed Behi Younis Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland

     

    Taar:    Sun, Sep 1, 2013

     

    Mudanayaal Safiir Mudanayaal,

    Anagoo ah dhaqdhaqaaqyada dimuquraadiyad doonka ah ee Somaliland kana kooban jilayaasha aan duwaliga ahayn, ururada bulshada rayidka ah iyo difaacayaasha xuquuqda aadamiga waxanu si wadajir ah ugu midownay diidmada adag ee aanu kaga soo horjeedno weerarada dhinaca warbaahinta ee ay sida joogtada ah ugu gaysto mareegta Sabahionline oo ay leedahay xukuumada Maraykanku iyada oo maalgalinta toos uga hesha Taliska Ciidamada Maraykanka ee Qaarada Afrika (AFRICOM).

    Sida ku qoran barta internetka ay ku leedahay mareegtani http://Sabahionline/en_GB/pages/about   Muhimadeeda waxay ku sheegeen “mareegta sabahioline waxa maalgaliya Taliska Ciidamada Maraykanka ee Qaarada Afrika Africom, oo ah Talis Ciidan oo masuul ka ah taageerida iyo xoojinta dadaalada dalka Maraykanku wado ee joogtaynaya degenaanshaha, iskaashiga iyo horumarinta Qaarada Afrika.” Iyagoo hadafkoodana ku sheegay “Hadafka Sabahionline waa in uu bixiyo wararka Geeska Afrika si sax ah, dheellitiran, horumarna ku aaddan. Waxaa loo naqshadeeyey in uu aqristayaasha gobolka siiyo kob ay uga baxsadaan war ballaaran oo ku saabsan deganaanta mustaqbalka ee gobolka, iyo in uu sahlo wadahadal ku saabsan mawduucyada kala duwan ee saamaynta ku leh gobolka.”

    Nasiibdaro, waxa noo cadaatay in mareegta Sabahionline, adeega warbaahineed ee ay bixiso ay lid ku yihiin ujeedada iyo hadafka ay u abuuran yihiin gaar ahaan marka loo eego dagaalka dhinaca warbaahinta ah oo ay si joogto ah kula jirto rabitaanka madaxbanaanida iyo xaqa aayo ka tashiga eee afarta milyan ah ee muwaadiniinta Somaliland iyo dalkooda dimuquraadiga ah. Dadaalkooda

    Mudane Safiir, dhaqdhaqaaqyada dimuquraadiyad doonka ah ee Somaliland kana kooban jilayaasha aan duwaliga ahayn, ururada bulshada rayidka ah iyo difaacayaasha xuquuqda aadamiga Somaliland waxay xogogaal u noqdeen mareegta warbaahinta bulsho ee Sabahionline hamuunta ay u qabaan burburinta iyo sumcad dilida Jamhuuriyada Somaliland, waxay ku tumatay dhamaan anshaxa iyo milgaha warbaahinta ee ku xusan axdiyada caalamiga ee warbaahinta.

     

    Anagoo si qoto dheer u og in dalkayaga Somaliland iyo dalka Maraykana wada leeyihiin xidhiidh iyo iskaashi buuxa oo ay dhinac uga soo wada jeedaan la dagaalanka argagixisada, taasi oo sababtay in xoghayihii hore ee Arimaha Dibada Maraykanka u qaabilsanaa Qaarada Afrika Ms. Jandiy Frazer in ay booqasho rasmi ah ku timaado caasimada Somaliland iyadoo kulan rasmi ah kula qaadatay caasimada Somaliland madaxwaynihii hore ee Somaliland Mud. Daahir Rayaale Kaahin.

     

    Mudanayaal, waxanu hoosta ka xariiqaynaa in Dambiyada dhinaca warbaahinta ee mareegtani ku hayso shacabka Somaliland iyo dalkooda qaar la mid ah laga soo helaynin guud ahaan warbaahinta madaxabanaan iyo tan xukuumadaha ee ka soo baxda dunida guudkeeda. Tusaalayaal kooban hadaanu idinka siinona waxa ka mid ah:

     

    E Waxay ugu yeedhaa dalka Somaliland ‘gobol’ halka guud ahaan warbaahinta dunidu ugu yeedhaan Jamhuuriyada is magacawday ee Somaliland, ama dalka aan la aqoonsan ee Somaliland, sidoo kale mareegta Sabahionline waxay ugu yeedhaa xukuumada sida dimuquraadiga ah shacabka Somaliland u doortay ‘maamul gobol’

    E Waxa kale oo layaab nagu noqotay in marka mareegta Sabahionline ay ka soo xiganayso war ama maqaal warbaahin kale oo iyadu aan ugu yeedhin omaliland gobol Sabahionline ma hilmaanto warka ama maqaalka ay soo xiganayso in ay galiso kelmada ‘gobol’

    E Kormeerayaasha Xuquuqda Aadamiga Somaliland oo si joogto ah u diiwaangaliya dhacdooyinka la xiriira warbaahintu waxay diiwaangaliyeen xadgudubyo mareegta Sabahionline ay warar been ah oo lid ku ah shacabka iyo xukuumadooda dimuquraadiga ah ee Somaliland. Waxana ka mid ah:

     

    Mareegta Sabahionline ayaa baahisay warar been ah oo aan halkan lagu soo koobi Karin waxana ka mid ah

    ü  August 21, 2013 Somaliland region welcomes continuation of unity talks with federal government

    ü  July 08, 2013 Turkey hosts Somalia, Somaliland region unity talks

    ü  April 14, 2013 Soomaaliya iyo gobolka Somaliland oo sii waday wadahadalka

    ü  April 11, 2013 Debate over Somalia’s unity continues with new round of talks in Ankara

     

    Dhaqdhaqaaqyada dimuquraadiyad doonka Somaliland waxay mudane Safiir adiga iyo madaxda wasaaradaha arimaha dibada iyo difaaca maraykanka ka rabaan in ay uga jawaabaan su’aalahan:

     

    E Weerarada joogtada ah ee dhinaca warbaahinta ee mareegta Taliska Ciidamda Maraykanka Afrika ee Sabahionline ay ku hayso shacabka Somaliland iyo dalkoodu, ma waxay ka mid tahay siyaasada Maraykanka ee ku aadan dalka Somaliland

     

    E Mise waa cadaawad hawlwadeenada mareegta Sabahionline u gaar ah oo ay u hayaan shacabka iyo dalka Somaliland,

     

    GABAGABO:

    Dhaqdhaqaaqyada Dimuquraadiyad doonka ah ee Somaliland waxay aaminsan yihiin in dagaalka dhinaca saxaafada ah ee mareegta Sabahionline ku hayso shacabka Somaliland iyo dalkooda dimuquraadiga ah haddii aanay madaxda xukuumada Maraykanka gaar ahaan Wasaaradaha Difaaca iyo Arimaha Dibadu aanay wax ka qaban waxay horseedi doontaa nacayb ay shacbiga Somaliland u qaadaan Maraykanka iyo danihiisa gobolka.

     

    Sidoo kale waxanu ugu baaqayna xukuumada Madaxwane Siilaanyo in arintan fiiro gaar ah siiyaan.

     

    Suleiman Ismail Bolaleh, Chairman of Horn of Africa Human Rights Watch Committee (HornWatch)

    Coordinator of this Position Paper (email: xuquuq@gmail.com, hornwatch@yahoo.com)

     

     

     

    (The signatories list)

    SOMALILAND IMPARTIAL HUMAN RIGHTS GROUPS

    Horn of Africa Human Rights Watch Committee (HORNWATCH)
    Activist Network for Disabled Persons (ANDP)
    Ubah Social Welfare Organization (USWO)
    Disable Children Association (DCA)
    Somaliland Youth Voluntary Organization (SOYVO
    Barako Women Organization (BARAKO)
    UnitedTogdheer Women Umbrella  (UNITA)
    Togdheer Youth Voluntary Organization (TOGOYOVO)
    Naaso-Hablood Handicap Association (NAHA)
    Daami Youth Development Organization (DAYDO)
    Welfare Tumaal Organization (WAAB)
    Tumaal Development Foundation (TDF)
    Women Minority Organization (ISIR)
    Somaliland Culture and Sport Association (SOCSA)
    Somaliland Journalist Association (SOLJA)
    Community concern Somalis (CCS)
    Saaxil Handicap Organisation (SHO)
    Voluntary Youth Organization (VAYS)

    SOMALILAND UNIVERSITIES

    University of Hargeisa
    Amoud University
    Berbera Marine University
    University of Burao
    University of Erigavo
    Golis University
    Admas University

    MEMBER ORGANISATIONS OF NAGAAD WOMEN UMBRELLA

    Agriculture Development Organization (ADO)
    Alkownin Women Voluntary Organization (ALKOWNIN)
    Agriculture Rehabilitation and Women in Development (ARWO)
    Association for the Somaliland Women’s Advancement (ASWA)
    Aw Barkhadle Women Development Organization (AWDO)
    Ayaan Women’s Development Association (AYAAN)
    BarwaaqoLakulan Women Association (BAKWA)
    Barwaqo Voluntary Organization (BVO)
    Candlelight for Health and Education (CLHE)
    Committee for Concerned Somalis (CCS)
    Dareen Rural Relief & Development (DAREEN)
    Dulmar for Women’s Development Advocacy and Peace (DULMAR)
    Female-Headed Households Association (FEDHA)
    Hanad Women’s Welfare Association (HWWA)
    Hargeisa Voluntary Youth Committee (HAVAYOCO)
    Hargeisa Women’s Group (HAWO-GROUP)
    Hargeisa Women on Focus Organization (HAWFO)
    Mother Land Rescue Group (MRG)
    Lama-Huraan Women’s Association (LMWA)
    Somaliland Women’s organization (SOLWO)
    Somaliland War Widow Organization (SWWO)
    Somaliland Women’s Development Association (SOWDA)
    Somaliland Women’s Research and Action Group (SOWRAG)
    Somaliland for Progress, Advocacy and Peace (SOWPO)
    Somaliland Young Women’s Association (SOYWA)
    Tawakal Women & Children’s Organization (TAWAKAL)
    Voluntary National Youth Organization (VONYO)
    Women’s Action for Advocacy and Development Association (WADA)
    Women’s Rehabilitation and Development Association (WORDA)
    Women Inter-Action Group (WIAG)
    Women’s Action Advocacy and Progress Organization (WAAPO)

    SOMALILAND NATIONAL DISABILITY FORUM

    Somaliland Handicap Association (SHA)
    Nasa-Hablod Handicap Association(NAHA)
    Hargeisa Youth Development Association (HADYA)
    Hargeisa Deaf School(HDS)
    Activist Network for Disabled Persons (ANDP)
    Orthohope Rehabilitation Center (ORC)
    Disability Action Network (DAN)
    Hargeisa School For Special Needs (HSSN)
    Disabled Children Association (DCA)
    Hargeisa Handicap Association (HHA)
    Tawakal Women’s Association (TAWAKAL)
    Albustan Handicap Association (AHA)
    Hargeisa Handicap Women (HHW)
    Somaliland Blind Society(HABS)
    Youth Development Disability Organization (YODDO)
    Somaliland Red Crescent Society (SRCS)
    Borama Deaf and Blind School (BD&BS)
    Sahil Handicap Organization (SHO)
    Tawakal Lifeline Organization(TLO)
    Erigavo Handicap Organization (EHO)
    Las-anod Handicap Association (LHA)

    NON MUSLIM RELIGIOUS GROUPS IN SOMALILAND

    Somaliland Catholic Church

    NAFIS NETWORK MEMBER ORGANIZATION

    Candlelight
    HAVAYOCO
    Alkownin
    WAIG
    WORDA
    BVO
    SOWRAG
    SONYO
    USWO
    SOHEADA
    HAN
    AYAN
    WAHEDO
    VOSOMWO
    WARSAN
    SOYONDA

    SOMALILAND NON STATE ACTORS MEMBER ORGANISATION

    CIVIL SOCIETY
    Nofen
    MuruqiyoMaskax
    Sungo
    Maan
    Somran
    Kulmis
    SNDF
    Sahan
    Nafis Network
    Vonyo
    Unita umbrella
    Sonyo
    CPN
    Nagaad
    Awdal CPN
    ELDERS
    Horn Peace
    PRIVATE SECTOR
    Jubba Airways
    Light Industry
    WIN
    Daallo Airline
    Nawbo
    BDS
    Hospitality Industry
    WIT
    NRD-EWB
    Dahabshiil
    Telesom
    PROFESSIONAL ASSOCIATIONS
    Arecsmed
    University of Buroa
    Sanaag University
    SLNMA
    SMA
    JamhuuriyaMedia Group
    UOH
    WIJA
    Fopag
    Solla
    Berbera University
    ULPA
    Nugaal University
    ISLAM RELIGIOUS ORGANIZATION
    WanaagFarista

    MEMBER ORGANISATIONS OF SOMALILAND NATIONAL YOUTH ORGANIZATION (SONYO-UMBRELLA)

    Aids Control and Awareness Raising Organization – (ACARO)
    Amoud University Student Union –
    All-Somaliland Society Awareness League –  (Assal)
    Community  Rehabilitation Association (CRA)
    Dallo Youth Development Organization  – DAYDO
    Disability Children Association – DCA
    Youth Development Association – HYDA
    Horseed Youth Association – Horseed
    Laas-anod Youth Voluntary Organization  – LAYVO
    Moonlight girls Association – Moonlight
    SAYS Youth Association – SAYS
    Somaliland Association for Youth Salvation – SCYVO
    Somaliland Culture and Sport Association – SOCSA
    Somaliland Progress Youth Association – SOPYA
    Somaliland Youth Salvation and Training Organization – SYSTO
    Somaliland Youth Society  – SYS
    Somaliland Youth Voluntary Association – SOYVO
    Teacher Training College Student – TTCSC
    Somaliland Universities  Student Union- SUSU
    VitinaryAgre-culture Development Committee- VADCO
    Voluntary of National Youth Organization – VONYO
    Youth Coalition Development – YCD
    Youth Volunteers of Development and Environmental Care
    Organization – YOVENCO
    Somaliland Education  Development Organziation – SEDO
    Youth EdcuationSaftey Development Organizaiton – YESDO
    UBAH Social Development Youth Organization – USWO
    Somaliland Environment Youth Organization – SEYO

    SOMALILAND NATIONAL DISABILITY FORUM MEMBER ORGANIZATIONS

    Somaliland Handicap Association (SHA)
    Nasa-Hablod Handicap Association(NAHA)
    Youth Development Association (HADYA)
    Hargeisa Deaf School (HDS)
    Activist Network for Disabled Persons (ANDP)
    Orthohope Rehabilitation Center (ORC)
    Disability Action Network (DAN)
    School For Special Needs (HSSN)
    Horn Afrique Youth Voluntary Committee (HAVOYOCO)
    Disabled Children Association (DCA)
    Handicap Association (HHA)
    Tawakal Women’s Association (TWO)
    Albustan Handicap Association(AHA)
    Handicap Women (HHW)
    Somaliland Blind Society(HABS)
    Youth Development Disability Organization (YODDO)
    Somaliland Red Crescent Society (SRCS)
    Borama Deaf and Blind School (BD&BS)
    Sahil Handicap Organization (SHO)
    Tawakal Lifeline Organization (TLO)
    Erigavo Handicap Organization (EHO)
    Las-anod Handicap Association (LHA)