OGEYSIIS: Xaflada Soo Dhawaynta Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Ee Seattle

    0

    MUUSEWaxaa Dhamaan la ogaysiinayaa Jaaliyada  Reer Somaliland ee Ku nool Gobolka Washington. In Gudoomiyaha xisbiga kulmiya Muj. Muuse Biixi Cabdi. Uu imanayo Magaalada Seattle, WA.

    Halkaasna uu Kula Kulmi Doona Jaaliyada Reer Somaliland. Goobta Xafladu ka dhacaysa waa Tukwila Community Center.

    Taariikh: June-01-2013

    Wakhtiga: 7-30 PM – 1:00 AM

    Tukwila Community Center

    12424 42nd Ave S

    Tukwila WA 98168

     

    Wixii Faahfaahin Dheeraad ah Fadlan kala Soo Xidhiidh

    Khadar Barabiyaan:206-861-2116

    Mohamed Ali :  206-307-7155